Sunday . October 26, 2014
    Dolwadda Somaliya oo eedeyn ujeedisay shirkadaha Ka shaqeeya Shidaalka
    Dowladda Soomaaliya, ayaa ku eedeysay shirkad shidaalka baarta oo laga leeyahay dalka Norway, oo lagu magacaabo DNO, in ay qayb ka tahay qorshaha lagu ballaarinayo khilaafaadka iyo daganaans
    Xaafado Ka Tirsan Muqdisho oo aan Xalay Laga Jiifan ….
    Madaafiic sababtay dhimasho iyo dhaawac oo aan aan la ogeyn halka laga soo tuuray ayaa xalay ku soo dhacay xaafado ka tirsan degmada Wadajir, kaasoo sababay dhaawacyo soo gaaray dad rayid ah
    Ururka Al-Qaacida oo Hanjabaad ujeediyay Wadamada…..
    Hogaamiyaha Al-Qaacida Ayman al-Zawaahiri oo soo diray muuqaal ayaa ku dhawaaqay inay xafiis cusub ka furteen India oo ay kaga howl galayaan Koofurta Asia, si ay uga taagaan Calanka Jihaadka
    Ragga oo aad u jecel naagaha dabada u weyn sabab?
    Ragga dhamaantooda  waxay kawada siman yihiin in ay jecel yihiin ama ay ka helaan hablaha way dabada. cilmi baarayaal u dhashay dalka maraykanka ayaa waxay baaritaan ku sameeyaan sababta ay
    Subxanallah daawo gabdho soomaali asturan oo isdhuuqaayo baashi layaab
    laba gabdhood oo somali ah ayaa waxaa la arkay ayaga oo isdhuuqaayo, hadana xiran xijaabo waa wayn oo asturan Halkaan riix si aad u daawato muuqaalka  
    Madaxweynaha Soomaaliya oo Nairobi uga qeyb-galaya shirka AU ee la dagaallanka argagaxisada
    Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galaya shir madaxeedka Midowga Afrika ee la dagaallanka argagaxisada oo maanta ka furmay magaalada Nairobi ee
    Howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka billowday Galgaduud
    Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Midowga Afriak ee AMISOM ayaa saaka ka ambabaxay degmada Dhuusamarreeb ee xarunta gobolka Galgaduud, waxayna billaabeen howlgallo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab,
    Maamulka Bakool oo dalbanaya in la fasaxo raashin gargaar oo ku xayiran Baydhabo
    Maamulka gobolka Bakool ayaa dalbanaya in si deg-deg ah gobolka loo gaarsiiyo raashin gargaar ah oo dowladda Soomaaliya ay ugu deeqday gobolka, kaas oo ku xayiran magaalada Baydhabo ee xarun
    Abuukar Qaad-diid: Olalaha ka dhanka ah qaadka waxaan ka bilaabayaa Soomaaliya
    Abuukar Cawaale (Qaad-diid) oo u ololeeya joojinta isticmaalka qaadka ayaa sheegay in dhawaan ololelihiisu uu u weecin doono gudaha Soomaaliya, kadib markii bishii June ee sanadkan uu ku guu
    Mareykanka oo duqeyn cirka ah ku qaaday goob ay ku shirayeen saraakiil sar sare ka tirsan Al-Shabaab
    Warar ay baahiyeen warbaahinta Mareykanka ayaa xaqiijinaya in duqeymo cirka ah oo gelinkii dambe ee shalay diyaaradaha aan cidna wadin ee Drones ku qaadeen goob ay ku shirayeen Saraakiisha s